kuwa libiqsadiyo lugihiyo gacmaha
laba maqalka suga waa laxaad midiiba mid
ku ladhantahayoo la aanteed ta kale
libin gaadhi karin sida ay ludiyo lugtu
isku galaan ayay laacdankii laashada
kalgacal lamaanaha is jecel ugu loolaman
lamaanaha tirsada liiska caashaqee
isku laab fayow axdigii lubigalay
ig looga shidoo ma lumee isagaa
liibaan hantiya

Exit mobile version