labadii isdoortee
aroos wada galee
isu jecel aduunyada
isku daacad bad tihin
aayihiina khayr iyo
hakaa dhigo ilaahay
aqalkiinu waligiin
ilaahay ha dhowree
ubad baariyo wacan
eebe ha idinseeyee
aqalkiinu waligii
aamiin aamiin
labadii amaan mudan
isku uur nuglaadoo
kala dambeeya abid
kala maarmin ban tihin
aayihina khayr iyo
hakaa dhigo ilaahay
aqal kiinu waligin
ilaahay ha dhowree
ubad baariyo wacan
ebe ha idin siiyeee

Exit mobile version