Ayaanay waxad tahay
Awlaad xalaaloo ilaahii
Ku'uumaa caqli kugu
Manaystoo x2

Edeb iyo xishoodkana
Isir baad uleedahoo
Ililaha wadnaha baa
Rabi kugu abuuroo
X2

Jacaylkaan abuurniyo
Axdigaynu dhiganiyo
Ma'ilaawo waligay
Wadnahaad kutaalaa
X2

Ubax deer baxayoo
Udgoon kiisu badan
Yahay sida loo ilwaad
Sado ayaan kuu ilaal
Shaa x2

Aduunka adoo kale
Kuma aanan aragoo
Ililaha wadnaha baa
Rabi kugu abuuroo
X2

Jacaylkaan abuurniyo
Axdigaynu dhiganiyo
Ma'ilaawo waligay
Wadnahad abaartoo
X2

Exit mobile version