VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

inantaan gayaankiyo gabigood haweenkaba gaar uga soo xushoo uga soo go,aa tahay waxaa tahay gob dhaqan loo guri wacan ku dhalatoo gayigeena hooyiyo iyo geeska afrikaad aan guul habooniyo libintiisa gaadhnee ila garo jacaylkani geeskaaga ka adkee inantii kalgacalkiyo nafta galisay xiisahee aan u goohayee awgeed u go,ayee garabiyo waxaa tahay gabadh ti mudnayde gayaankeed wacnaydee aan u goo,aayay waayadan aan guul habooniyo libintiisa gaadhnee ila garo jacaylkani geeskaaga ka adkee
Queue is empty
-- / --