VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

qalanjadii haweenkaay qurux loo hibeeyaay qarnigan hablaha kacay qalbigeygu raacaay qorax soo baxaysiyo qamar lagu mataalaay jaceyl iyo qarxadeybaa qalbigeyga lulayee hadii aadan wax ila qaban waa hal isku dheyduye qamarey nafteydani qanci weyso waliged adiga oon qaabilin qarowga madeyse qorax soo baxaysiyo qamar lagu mataalaay jaceyl iyo qarxadeybaa qalbigeyga lulayee hadii aadan wax ila qaban waa hal isku dheyduye
Queue is empty
-- / --