VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waaxyaha - Lyrics

Waaxyaha kele oo dhamiba Hadii walwal aysan qabin Wadnuhu kaama maarmi karo Isgu wehel waa ogyahaye 2× Waraaqahaad soo dirtiyo Warkaaga inaan helaa Waraaqahaad soo dirtiyo Warkaaga inaan helaa Wax weynbee ii tahee Wacalkaa maxaan u waayay Wacantii aan jeclaayeey Wacalkaa maxaan u waayay Wacantii aan jeclaayeey 2× Intuu kala wado wakhtigu Wadniyo laabo beenaa walaala Waakii isku keeni jiray Walina waan dhawrayaayee 2× Waraaqahaad soo dirtiyo Warkaaga inaan helaa Waraaqahaad soo dirtiyo Warkaaga inaan helaa Wax weynbee ii tahee Wacalkaa maxaan u waayay Wacantii aan jeclaayeey Wacalkaa maxaan u waayay Wacantii aan jeclaayeey 2×
Queue is empty
-- / --