VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacnaantii - Lyrics

Waaxyaha kale oo dhamiba Hadii walwal aysan qabin Wadnuhu kaama maarmi karo Isagu wehel waa ogyahaye Waraaqo aad soo dirtiyo Warkaaga inaan helaa Wax wayn bay ii tahee Wacaalkaa maxaan uwaayay Wacantii aan jeclaayeey Intuu kala wado wakhtigu Wadniyo laabo beer walaalo ah Waakii isku keen itiray Walina waan dhawrayaaye
Queue is empty
-- / --