Heesta Axdi - Lyrics
jacayl uurkiyo oogadaydiiyoo idil
waaxyaha ku abuurmaan irdhoobinekaliyee aniyee
aragaagiyo agjoogaagaan ogolaadoo
indhahayga jacayl awgii la ilmeeyoo
waan ku aaminee
adaan aadmiga uumiyaha nool kaa astaystayoo
axdigeenii ha iloobine adkeeyay ani