Heesta Waahn - Lyrics
ii hiili aboowe
waxaad tahay
wadanahayga inanki
ku dal waray jacayl
meerinkoo
iigu waabay caashqu
walkiyo walaacuna
waa ii wada jireeno
imad waanijine
adaan wali ku sugaya
waana waxan ku daaya
ama kugu wacnaada
muran wadajir oodne
waxaad ka qabto ii sheeg
wiilyahow waxaa jira
waabayda caashaqu
ruuxay wareento
weheshada dhibaatadee
adna ha igu fiirsane
aan wada wadaagno
caashaqu ha waare
waaxdaada ila qabo
waana waxan ku daaya
ama kugu wacnaada
muran wadajir oodne
waxaad ka qabto ii sheeg