VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balligubadle - Lyrics

baryahanba maan arag gobolkii bilaa bali gubadle maantagin sanadkoo barwaaqa a baanka idhanka maan marin gumar baaleheediyo hawdo barwaaqa ah baryo maan dalxis tagin bal eeg baligubadle inuu yahay baro lagu nagaadiyo meel barwaaqo taaloo aan kuu bayaanshee qurba joog bal soo arag aad ilawdid barafkee bilaash looma heesee wuxu beerku tabayaa barqadiyo habeenkii aan baadi goobaa bartii aan ku abaabiyo halgankii balaadhnaa bartii laga abaabulay
Queue is empty
-- / --