VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Booqasho - Lyrics

booqoshiyo salaan barashaa xigtee inagoo bad qaba jacaylkaan bilownee barigii sidaan balan kuula galay iska daa bilee waagii baryee is bariidinaba wuu biirayaa sii badanayaa baxsanow hadaan bildhaantaada arag waan bukoonayaa bastay noqonayaa bilicdaadu yrubeey waa ii bogsiinoo waa ii badbaadee xasad iyo balaayaba ILAAHOW na baal mari bilicdaadu daauus waa ii bosiimoo waa ii badbaadee xasad iyo balaayaba EEBOW na baal mari axdi buuxsamoo burji iyo nasiib baalaha ka galay uma bacbac dhigee qurux loo bogoo bari iyo galbeed la bogaadiyaa farxad biyo dhigtaan ku bahawnayoo baradii kalgacal ku bariisanee ubax soo baxoo baal dilaacsadaa udugiisa badan badh ku siinayaa
Queue is empty
-- / --