VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Booqasho - Lyrics

booqashiyo salaan barashaa xigtee inagoo bad qaba jacaylkaan bilownayee barigii sidaan balan kuula galay iska daa bilee waagii baryeee is bariidinaba wuu biirayaa sii badanayaa baxsanow hadaan bildhaantaada arag waan bukoonayaa bastay noqonayaa bilicdaadu yurubeey waa ii bogsiinoo waa ii badbaadee xaasid iyo balaayaba EEBOW na baal mari axdi buuxsamoo burji iyo nasiib baalaha ka galay lama babac dhigee qurux loo bogoo bari iyo galbeed la bogaadiyaa farxad biyo dhigtaan ku bahawnayoo baradii kalgacal ku bariisanee ubax soo baxoo baal dilaacsadaa udugiisa badan badh ku siinayaa
Queue is empty
-- / --