Cindigaad kutaaliyo
Caqligaad kusoornayd
Adigaa canaadoo
Cidleeyoo fogeeyee
Kumaanan cadhoonine
Markii aad iciishee
Hadaan kaa calool go’ay
Maxaa keeney cabashada
Lamasii cataaboo
Casiis lagama quustee
Calafkaaga raadsoo
Cugashada umeeldayo
…………………………………
Anoo caashaq kuuqabay
Kuu culay hankugu dheer
Ciirsigaan ku biday iyoooo
Calmashadii irdhaysey
Markaad dookha caasiday
Amba kumaan canaanane
Dadka lama cusleeyee cusleeyee
Caloolyowga igadaa
Lamasii cataaboo
Casiis lagama quustee
Calafkaaga raadsoo
Cugashada umeeldayo

Lyrics by Cabdi ismacil

Exit mobile version