VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadnimo - Lyrics

Ku hibeeyey ruuxdee Sow habeen iyo maalin Hareertaada naf joogta Uma hiilani taada Uma hiilani taada Halka aad kaga taalo Hanaqaygiyo beerka Sow hubaal magacaaga Uma soo hinqanaayo 2x Dadnimaan hanti goynee Mawle tuu u hibeeyey Qof kastoo isku hawla Matalkeeda Helaynin Qof loo huro ruuxda Gayaan waa adigu ahaane Hanadkii qalbigayga Ma haweysto gayaanku 2x Horjoogaagu naftayda Haraadku ka tiraaye Hurdo mawdka horaysa Ayaan Xabiibi ayaan xayaati Ayaan xabiibii ku waayin Ayaan Xabiibi ayaan xayaati Ayaan xabiibii ku waayin Hadalkaaga ma siisto Hanadoow dunidaasi Qalbigaad ku halayso Ayaan Xabiibi ayaan xayaati Ayaan xabiibii ku waayin Ayaan Xabiibi ayaan xayaati Ayaan xabiibii ku waayin 2x
Queue is empty
-- / --