VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagdag igu kaali - Lyrics

Dookhii naftaydoow Adigaan kudoortoo Kumadayn karaayoo Dadkaan kuugu jecelahayee Damqashada naftaydu Ladubaaxinaysana Dareen gaara weeyoo Dawadiisa haysaayeey Damac iyo jacaylbaa Iskukeen dilaayee Degdeg iigu kaalay Macaan iigu kaalay Xabiibi iigu kaalay ................................. Doonistii hankaygoow Anigaad ideeqdoo Kuma diidi karayoo Dhabbaan kuugu diranahayee Dacaadnimadii dhexdeenaa Dabar igu adkaysoo Waa anigan daraadaa Dadka uga irdhoobee Damac iyo jacaylbaa Iskukeen dilaayee Degdeg iigu kaalay Macaan iigu kaalay Xabiibi iigu kaalay Lyrics by Cabdi ismacil
Queue is empty
-- / --