VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhag dhag - Lyrics

Dhag dhag soo jacaylkeenu Muu noqan mid lagu dhaato Dhadhaniyo macaan miidhan Muu noqon kalgacal dheef leh Geenyoo Dhurayaa jacaylkeenu Muu noqon mid lagu dhaasho Dharankiyo dhagaha ruuxda Muu noqon dhabtii maqalka Cabdiyoow Dhag dhag soo jacaylkeenu Muu noqan mid lagu dhaato Dhadhaniyo macaan miidhan Muu noqon kalgacal dheef leh Geenyoo Dhurayaa jacaylkeenu Muu noqon mid lagu dhaasho Dharankiyo dhagaha ruuxda Muu noqon dhabtii maqalka Cabdiyoow Dhaayaha jacaylkeenu Muu noqon mid lagu dheehdo Dhalintiyo barbaarteena Muu noqon mid dhaya uurka Dhadhabiyo jacaylkeenu Kalgacayl ku jira dhiilo Muu noqon mid laga dhuusho Dhadhamaan dadkuba caashaq Dhaayaha jacaylkeenu Muu noqon mid lagu dheehdo Dhalintiyo barbaarteena Muu noqon mid dhaya uurka Dhadhabiyo jacaylkeenu Kalgacayl ku jira dhiilo Muu noqon mid laga dhuusho Dhadhamaan dadkuba caashaq Ala ala ala dhirtay miida Cid ka dhargaay dheh ehelkeena Ala ala ala dhiblada dheesha Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhulkiyo ciida Kama dhicin horteen keenu Ku dhiraday bartay caashaq Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhirtay miida Cid ka dhargaay dheh ehelkeena Ala ala ala dhiblada dheesha Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhulkiyo ciida Kama dhicin horteen keenu Ku dhiraday bartay caashaq Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhirtay miida Cid ka dhargaay dheh ehelkeena Ala ala ala dhiblada dheesha Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhulkiyo ciida Kama dhicin horteen keenu Ku dhiraday bartay caashaq Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhirtay miida Cid ka dhargaay dheh ehelkeena Ala ala ala dhiblada dheesha Ka dhintay dheh nacabkeena Ala ala ala dhulkiyo ciida Kama dhicin horteen keenu Ku dhiraday bartay caashaq Ka dhintay dheh nacabkeena
Queue is empty
-- / --