VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulka waa iibanaan - Lyrics

Baryo wiilkii aan ubukay Dartii ma bariirinoo Qalbiguna buseel Markuu beerkii huray Baaxad dagyoo Hadba baradii oo joogo Laygu bilo Ayaan baafintii uboqoolayaa Dhulku waa ibanaan Buur aan lahayn Badna waa igu maax Beegi aan lahayn Naf la baaaqayoo Aana baadidoono Ma baraad la'ee Adaa ibaahi oo kaa tahay buseel (?) Haraadba aanan qabin Taa ku soo baxdayee Birta iyo buurta yidhi Ciilkuu ku baday Ilayn kaama baxoo Dhulku waa ibanaan Buur aan lahayn Badna waa igu maax Beegi aan lahayn
Queue is empty
-- / --