Heesta Gaagaxii - Lyrics
Amaa goo habeenkii
Ama gabaya soo tiri
Ama taah ku geeraar
Ama taah ku geeraar 2x
Guushaada nolashiyo
Gobanimo qof kula jecel 2xx
Gacantaada midigna
Hadduu caashaq kuu galay
Hadduu caashaq kuu galay 2x
Balseeeeee aanu kula garan
Ha is gumaynin adiguyee
Gaagixi kalgacalkoo
Go'aan qaado kugu filan
Weey gaagixi kalgacalkoo
Go'aan qaado kugu filan 2x
Amaa go'a ku hoos ooy
Amaa gaar iskula shoowr
Ama gocasha soo reem Ama gocasho soo reem 2x
Gogasha isku hiiftayee
Miyaad gogalka diidiyoo 2x
Qalbi aanad weli geliin
Hadduu caashaq kuu galay
Hadduu caashaq ku galay
Haa hadduu caashaq kuu galay
Hadduu caashaq ku galay 2x
Balsee aanu kula garan
Ha is gumaynin adiguyeeee
Gaagixi kalgacalkooo
Go'aan qaado kugu filan
Weey gaagixi kalgacalkoo
Go'aan qaado kugu filan 2xx