VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gaari mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Yurub Geenyo
Gaari

galin hore cadceedoo gal furan
galalac waagii ah
goolkii xalaal lagu unkee
gaadmo ku imaanin
adigaa garnaylyahaw dhashoo
guusha ku saxeexay
guubaabi fiicnina markaan
guriga ku yagleelnay
eed garab isiisee kalgacal
guudka igu qaaday
goobo gali naftaadiina qalbigu
gaarna u ilaashay
gobaa tahay gayaankana ka tihid
geesi magac roone
allahayoow adaan kugu gam,ee
ha ina kala gaynin
waanan kugu guntanahee alloow
hayna kala goynin

gabadhnimo garays ii tigtigan
gaarinimo dhiibsan
kolkaad geeel a dhiibtee
duqay geedka ugu baantay
adigaa gayaanimo ku helay
guurna ku xalaashaday
duco guurtibaa inoo kacdoo
gacalna ku ahaanay
markaad gacan isiisee dhashana
ila gardaadsiisay
intuu gaagax diiday qalbigu
sii godladay caashaq
gobaa tahay gayaankana ka tihid
geesi magac roone
allahayoow adaan kugu gam,ee
ha ina kala gaynin
waanan kugu guntanahee
alloow hayna kala goynin

codkii Yurub Geenyo