VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garyaqaan - Lyrics

sidii garyaqaan garaadbadanbaan jacaylka gu'yaal gardaadinayoo guhaadiyo caashaqaan kala guray garawshiyahaba nimaan garan jirin ayaa gaf dhacay gudoon ka baxshoo googaa cigale ka soo gudubnee anaa gabal daye gobaariyo nacas quruxda igu gaara goosan karayn GUULOOW ha i badin waxaan ku gabyaba gobtii qarankaan gayaan ka heloo gurigii dhaqankaa arooriyo galab labada galinba gogoshu ii taal giraanta wareegta goor la arkaba nolosha guradiyo gadaanka u sudhan gadaaliyo hore dhan geedigu jiro hadiyo goor nimaan go'aan ku lahayn ama gam'ayoo gadaaba la socan naftuu gabaybaa canaan ku gubtee guhaan kalgacaylka gaadh ka hayow guuraha nacabkana gurays ka arkaa nasiib gacantayda soo galiyee
Queue is empty
-- / --