VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobonimo - Lyrics

allow yaanan goyn ruux gobanimo daraaded galaban u baahanahay gacan hiil i siiyo ii galay abaal badan godob yaanan aadmiga cid u geysan uur xumo niman gaajo hayso madhantahay goshiisuna gesiin in aan u taro siin iyo wax u tara allow yaan garaadkiyo ii diidin garashadu doqon yaan ku garab siin gacal iyo xigaalnimo geesi aana haybtiyo yaanu ku dhicin kari reer ninka ii god gali kara dartay geeri mudan kara ayuunban gacal nahay allow yaanan galin quda guja nacasta aadmiga eray gafa qof igu yidhi la god gali cadaawuhu gocoshana ku ciil bixin galad caashaqyaguna guryo samo allahayaow ala galo gondaarahay inta guusha hanatee galadaada weheshata u gargaartay iga yeel guulow inaga yeel ayuunban gacal nahay
Queue is empty
-- / --