VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Gole loo dhanyahay Lyrics

gugisii galgacal
kafla aan ku helay
gayaan madax banaan
gelinkii danbena
gacal iyo xigaal
galbi iskugu baxeen

guri lagu dhisaa
goor iyo ayaan
guul lagu hantaa
kaaf loo dhigiyo
godol caashaqba
la gardaadiyaa

jacaylkan gadaa
hore loo dhigaa
ku gudoomayoo
gocosho iyo af
midkena ma gayo

godgodo iyo xiligu
la jeclaw dayee
la loodhan yahay
wada heloo gayigu
iyaguna goaan
laba gaadaybaa

ubax gaarabaa
geedaha udgoon
looga soo guraa
wiilal iyo gabdhaa
garabkooda taal

Lyrics by: xareed

Song name
-- / --