VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goormay qaaday - Lyrics

jacayl rasmiyaan sidaa rucubo ubaxaan wadaa adaan kula raadiyaa muuqaagan ka raali ahay halkaa rubadaad ku taal ruuxaaga markaan arkana caleemaan kuu ruxaa inaan raas wada dagnoon rafiiq nololeed galnoo dhul raysliyo meel nimca a ku raaxaysanaan jeclahay rag iyo dumarbaynu nahay rabaa u abuuray sidaa lamaana reer dhisee sidii ramad gelahoo ilmahahrey loo dhigaan raadkayga ku laba noqdaa rajaan kaa qabaa kal gacal
Queue is empty
-- / --