VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guddoon - Lyrics

laa gees kastaba sideena gudboo guud ahaana duco gacal iyo xigaal guudka uga sudhay gabadh yahay kalgacal nafta wuxuu gubaa gooni iyo markuu gaar kugu yahee gaariyay ugub waligood galadi kama gaagaxde goortaan ku helay gocoshaba ka baxay dhaqankaan guyaal gob kusoo ahayn giuushani ku timid dananoow gudoon dhaqankaanguyaal gob kusoo ahayn guushani ku timid geenyooy gudoon gayaankaygiyoow gudooonkii jacayl gacaliye waxaa gogoshii u dhigay gal xareed ahaw goor iyo ayaan garab iyo inaan isasiino gaccan go,aankii ahaa gole loo dhan yahayy waligii aan gudhin geedkii ku baxay ku gardaadinoo gaadhnay toogadee dhaqankaan guyaal gob kusoo ahayn guushani ku timid dananoow gudoon dhaqankaan guyaal gob kusoo ahayn guushani ku timid geen yoy gudoon
Queue is empty
-- / --