VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudoonsi - Lyrics

Adaan Goor iyo Ayaan Gooni kuu ahoon Gayaan Kaa Tirsaday Adaan Gabalkii dhacaba Wiilyahoow waan ku Goobayaa Adaa Geed Wabi ku yaala Aniga ii ah Garashadaydee Gugayga oo aan jirin lixsano ayaan ku Gudoonsadoo Gob iyo Baar baad taheee Geyaan Noqon Ooridaa Gadaal Ubad kuu dhashoo Guri iyo Reer ku wadeeeee Garoo ubax baan sidaa Gudoonkiyoo Gayaanku waa adiga Aduu gacal iyo xigaal Intaba garti u ahow Adaan markastaba intaa Inaan waayahu ku gabin Gugayga oo aan jirin lixsano ayaan ku Gudoonsadoo Gob iyo Baar baad taheee Geyaan Noqon Ooridaa Gadaal Ubad kuu dhashoo Guri iyo Reer ku wadeeeee
Queue is empty
-- / --