VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guurkayna ku dhawaaq - Lyrics

dareen aan dhitaystaybaa dhabar jabiyay maankoo waan is dhiiibay maantee anigoo wax dheemana dahab dhiina kugu xidhin oon dhoola kaa sugiin dhana aan is tuurayne dhigay wuxuu helaaban ogolahay dharaartane sheekada dhameeyoo aynu qoys dhan dhaqanee guurkeena ku dhawaaq axdi noo dhignaabaan macaan dhawrayaayoo kuma dhayalsan goornee iyadoo ay dhaqankiyo in la dheehdo diintaba nolol dhaayaheed tahayoo midna aan la dhaafaynee dhigaa wuxuu helabaan afar laab ka dhiibiyee isku duba dhaceediyo bud dhigeeda sharafta bal dhankayga ku halee
Queue is empty
-- / --