VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha icidleen - Lyrics

codkaaga hadii aan waayo cadhaa wehel ii ahoo cuntada waan ka soomanaha cawaskii murugo taahay calaa cal ku waa bariisatya cakuye aragaaga doonay sidii aan kuu calmaday cidkale farxadayda maaha cod sidaha qalbigayga daalan caawimo adoo taraaya macaan marna hay cilaynin jacal haygu cidlaynin nafbaad tahay ciirsigeeda dhaayaha curad koodiyoow niyada ku casuuman tahay catawga hibashadaada caloosha kuheelanaatay cakuye ku ilaabi maayo
Queue is empty
-- / --