codkaaga hadii aan waayo
cadhaa wehel ii ahoo
cuntada waan ka soomanaha

cawaskii murugo taahay
calaa cal ku waa bariisatya
cakuye aragaaga doonay

sidii aan kuu calmaday
cidkale farxadayda maaha
cod sidaha qalbigayga
daalan caawimo adoo taraaya
macaan marna hay cilaynin
jacal haygu cidlaynin

nafbaad tahay ciirsigeeda
dhaayaha curad koodiyoow
niyada ku casuuman tahay

catawga hibashadaada
caloosha kuheelanaatay
cakuye ku ilaabi maayo

Exit mobile version