VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hab iyo dhaqan - Lyrics

sidii waa hore la yidhi halyay si kastuu u yahay hadaan gaari dumar bilayn dhigii mar ma haybsan karo hubaaal anaguna sidaa marwada fiican hadaan halyay geesi u dhexin noloshu heer ma gaadho wacan inaan hadhsano kalgacal labada lagu sii hirtee ahaada hankooda farax ku gaadhee halkay rabaan hagaag farxadiyo gudoon inaan hanashada kalgacal labada hiil kala helee ahaada jacayl hantiya ku gaadha halkay rabaan hagaag marxabiyo gudoon habiyo dhaqan soo jiriyoo hilaadii bari samaad midii aan ka soo helee hidiyo aan ku raacay qurux hamiga riyadaan fishaaa haday ii rumowdo hadalka farxad dartii jacaylbaan la hadaaqayaa
Queue is empty
-- / --