VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hab iyo dhaqan - Lyrics

sidii waa hore layidhi halyeey sikastooy uyahay hadan gaari dumar hayn ilayn dhigii arag mahaybsan karo hubaal anuguna sidaa marwada fiican hadaan haalyey geesiya udhixin nolosha ma gaadho her wacan inaan hadhsanoo kalgacal labada lagu soo hirtee ahaada hankooda farax ku gaadha halkay rabaan hagaag farxadii gudoon inaan hanashada kalgacal labada hiil kala helee ahaada jaceyl hantiyaa ku gaadha halkay rabaan hagaag marxabiyo gudoon hab iyo dhaqan soo jiroo hilaadii bari samaad hidiyo aan kasoo helnee hidiyo aan ku raco qurux hamigaa riyadaa gashaa haday rumowdooo hadalka farxad dartii jaceylban la hadaaqayaa inaad hadhsanoo kalgacal labada lagu soo hirtee ahaada hankooda farax kugaadha halkay rabaan hagaag farxadiyo gudoon inaan hanashada kalgacal labada hiil kala helee ahaada jaceyl hantiyaa ku gaadha halkay rabaan hagaag marxabiyo agaag farxadiyo gudoon ku gaadha halkay rabaan
Queue is empty
-- / --