VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hab kusoo dheh - Lyrics

Sida awr hayinahoo inta Heerya lagu raray Haamihii lasaaroo La hoggaaminaayoo Jacaylkaagu halistiyo Hir dheer buu ila marayaaa Anigoon hadleeynbuu Hugun iga baxaayoo Hirdheer adiga oo jiraan Yaan kugu hadaaqaa Hadraayaaaa Kaalayooo Kaalay kaalay Igu hagoogooo Ha isiinin haaddee Aan hooy wadaagnee Hab kusoo dheh caashaqa Hab kusoo dheh caashaqa Sida tahay hirdoogloo Hawd sare kamuuqdiyo Hillaaceey baxaayan baan Aan soo hayaamooo Kama hari karaayoo Hareer kaama Kama maraayeeee Inta uurka hoosiyo Adaa degay halboowlaha Haybad aad kuleedahay Ii hiilli adiguna macaanoow Kaalayooo Kaalay kaalay Igu hagoogooo Ha isiinin haaddee Aan hooy wadaagnee Hab kusoo dheh caashaqa Hab kusoo dheh caashaqa
Queue is empty
-- / --