VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan kaa daweewbyaa - Lyrics

xariir iyo wiil goboo dookhiii ii kaa xuliyo cishqigii ii kaa xidhaa xadhku ii soocdiyo xakame igu hayoo xili iyo maalmaan xusaa xusuusta ku dheehanoo qalbigaa xadantaynayoo dharaaraa iga xigee jacaylkan igu xasilay xiskiyo maankayga dagayeey xanuunbuu igu hayaaye hadmaan ka xoroobayaa jacayl xididaystayoo awood iyo xooglebaan sidii u xanbaarsanoo xiisiyo waxaan kuu qabaa xad dhaaf kalgacayl ahoo kashaan kuu xaadhay iyo laabtii aan kuu xalaan xubiga wali kuu hayoo xagaaguu ulanayeee
Queue is empty
-- / --