VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halyeey Kuhanan Kara - Lyrics

Ikraaneey haweenkiyo Hablaha dunida joogaad Ugu haybad wayntahoo Hubaalweeye taasiyoo Mowliidna waad heshee Hilaac guurkiinu Hambalyaysay bulshadu Waxay lahortaagan yihiin Hadeer 3x idiinku ducaynaysaa Habliyo wiilashaad dhashaan Dad hanaqaadoo anfaca Bulshada diintiyo dadkaba Haa idiinka dhigo ilaahay .............................................. Yurub geenyo. Mowliid waa hubaal Inuu yahay halyay kuhana kara Oo Hidihiisuna yahay hilaac Iyo laan hareeriya Hooya wacan jawaahir Hidahay dhashiyoooo Halyay guri dambays yahay Hammi 2x iyoo galgacal looqabo Habliyo wiilashaad dhashaan Dad hanaqaadoo anfaca Hadhow diintiyo dalkaba Haydiinka dhigo ilaahay ... ABDI HANI Heey heey heey Heley Hidihiyo dhaqankeenii Heley reemuxumed geediyeey Heley sahriyo dirkeediiyeey Dhamaan reer jaamacoo idileey Heley ducay idiin hibeeyeeneey ..... YURUB Heey heey Heley hablahaan ladhashiyo Heley sacdiyiyo saynabaeey Heleey faaduma iyo nimcooy Heley haybadii reer muxumed Heley farxadbay lawada gooheen Mowliidoow hungoobi maayo Adaan kuheloo waan kuu hanwaynahay .. ABDI HANI Wadnahaad hadhsataa Ikraaneey hadaan kuwaayo Hurdo maladoo ma gam'o awgaa Lyrics by : Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --