Heesta Halyeey - Lyrics
Raggaba halyaygaan ka doortoo
Adaan kuu heesayaa
Niyada waan kugu hayaa
Had iyo goor baan
Adiga ku heebshaa
Horaadakii isoo mara'iyo
Halista caashaqu oo ibaday
Waxaan ku halmaami lahaa
Ama hiilo igu filan
Inagoo hoy wada galnee
Dhibtuna ha inaga hadhee
Dhibkeena halkuu ka jiroo
Hagoogta intaan ka qaadno
Sidii miro iyo hashiin
Inagu ma isku soo hiloobnaa