VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanad iisoo dhawaaw - Lyrics

heleele iyo heleele heesaheena anaa kuu hura naftoo adaa qanacdaa u roga higaada afkana ku bara horaadkiyo guridambaysku halbay ii yihiinoo anuunbaa u hooyo ah haduu hanad ii dhashoo hadyadii rabi iigu deeqoow halyay iisoo kordhoow hadii aan hiil kasugi iyo naanays ku hagoogiyoow haleeleeli iyo haleeloo aabihiina hogaan horumarkeen u taagan halyeey jecel horumarkeena hagarli,i noo dadaala alloow aad hana qaadoo haldoor diinta noqotaa hadhkaagu na deeqaa haduu hanad ii dhashoo hadyadii rabi iigu deeqoow halyay iisoo kordhoow hadii aan hiil kasugi iyo naanays ku hagoogiyoow hobeeyaa
Queue is empty
-- / --