Heesta Hargeysa kama tageen - Lyrics
Qalbigu uu taamaya
Wuxuu tabayuu rabaa
Tiiraanyana uu qabaa
Xumaati ku haysoo
Ayaamo tilmaaman'o
Taguu sii dhaadayaa
Xusuusan taabayan
Xurmay igu sii tarqaan
Hadaan sii ogahay Taniyo
Tabalaha caadhaqee
Adoo tacabiray ku helay
Inteeey aaah eeeh
Tahan lee utahay
Midkaan u tasoobiyo
Hargaysaba kaman tageen
*** *** *** ***
Tandhaaf caashaqu markan
Dhoofuu igu sii tarmoo
Kashaan ka tawaawacaa
Marbaan taw soo idhaa
Talaaba kusoo baxaa
Hadana toosaa arkaa 2x
Inaan taagana idkee
Hadaan sii ogahay Taniyo
Tabalaha caadhaqee
Adoo tacabiray ku helay
Inteeey aaah eeeh
Tahan lee utahay
Midkaan u tasoobiyo
Hargaysaba kaman tageen
Lyrics by: Ibnu Hashi Muuse