VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawaawi - Lyrics

laabtayda wuxuu hadhsaday habeenkii doonistoo huradada dadka kale u furan naftani ma haweysato hagaag uma seexdo kolkaan lamadood helaba idhmiyo hugunban maqlaa dabaylaha huguuguf leh hawadu soo leexiso heblaa adigoo i odhan ayaan hoobey idhaa soo jeed ku hawaawigiyo hadaaquna waa kalgacal halkuu dagayaa anaa oge hankaygu nool ha lumi horaa loo yidhi maahmaah dhextaal wiilasha iyo hablaha nolosha lada wada hayaa hantaaqa laga ilaaliyo hubaal la iskaga dhigee hiilkaaga markaan tagaba ismoogan ban hadlaa haleelkuna wuu yaryahe halmaankuna wuu batoo humsiimo la'aanaya kume hebeloo idhaa soo jeed ku hawaawigiyo hadaaquna waa kalgacal halkuu dagayaa anaa oge hankaygu nool ha lumi
Queue is empty
-- / --