VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikacay dhiiga ikacay - Lyrics

sigeegee sigee sigeegee sigee i kacay dhiigaa i kacay habeenkoo madaw sida mayay hanqadhay misbaax iyo iftiin ilayskii mar qudha ishu milacsatee maanku iga qabsaday wiiloow ma adigaa mataanee naftani muxibada kalgacal ku maqan adigee kugu maqan kun jeer anoo moog jacayl yarkii igu mudee muhashada i baree markasstaba hankiyo mudanaw qalbigu mee igu lahaa wiiloow ma adigaa hobeey hoobalayaw waar hooy wiilyow waar hooy dartaa dhiigaa i kacay
Queue is empty
-- / --