VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ila qosol mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Yurub Geenyo
Ila qosol

quruxdiyo qaabka
qoroqornanta jidhkaaga
indhahaa ku qancoo
kaa quusan karayn

markii aad qalbiyoow
qalbiyoow igu soortay
wixii aan qarsanaayay
waanku qayaxa qaali

farxadu farxadu farxadu
waa qayb muhiima
qalanjo dumareey ila qosol

quruxdu qurucdu quruxdu
waa qayb muhiimee
naftad qancisee ila qosol
ila qosol ila qosol ila qosol

codkii Yurub Geenyo