VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaaw Nabadgalyo - Lyrics

Waxa jiray baryaha qaar Sida jawhar jawhar iyo luul Jaahaagu inanyohoow Meel fog iiga heli jiray Jaahaagu inanyohow Meel fog iiga heli jiray 2× Sawnigii sawnigii Sawnigii jidiinkiyo Cuni jirin kufaaciga Dhinacaygu jiifkiyo Sigtuuba hurdaba jaray 2× Ma markaan ma markaan Ma markaan jihaystee Kaa jeestay adigaad Ku suu jeedsanaysaa Ku suu jeedsanaysaa 2× Markaan jaanta kaa rogay Hadaad jamatay caashaqa Kuu joojin maayee jaaw jaaw Jaaw nabad galyee jaaw 2× Yaa jabiyay wacadkii Kalgacaylkii Kalgacaylkii yaa jaray Yaa igu dirqiyi jiray Inaan laabta kaa jaro Yaa igu dirqiyi jiray Inaan laabta kaa jaro 2× Sawdigii sawdigii Sawdigii mar jaarkiyo La joogayga nici jiray Sawdigii jikaarkiyo Jees jeeska igu falay 2× Ma markaan ma markaan Ma markaan jacaylkii Xididada u jaraybaa Jiridisii wadataa 2× Markaan jaanta kaa rogay Hadaad jamatay caashaqa Kuu joojin maayee jaaw jaaw Jaaw nabad galyee jaaw 3×
Queue is empty
-- / --