VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl - Lyrics

Reranaad ku gubatiyo Rubad gooyadaaduna Rafaadkeyga weeyaan 2× Ma rabtaa ma yeeshaa Adigoo ka raaliya Raxmad weeye guurkuye Haye ma isku raacnaa 2× Qofkuu kuu roonuunbaa Roonuunbaa roonuunbaa Xumaanta kaa reebayee 2× Wanaaga ku raaciyoo Ishood kugu rabeeyoo Raysiicaan kugu dhaqaa 2× Waxaan kuu naxaynaa Rajo lagama suga oo Rafiiq lalama yeeshee 2× Jacayl runaan kuu wadaa kuu wadaa kuu wadaa In lagu reeyaan wataa 2× Waliba raasamaal laho Rug iyo rays lagu dagoo Raxmadiisu buurantaa Kuu wadaa 2× Reranaad ku gubatiyo Rubad gooyadaaduna Rafaadkeyga weeyaan
Queue is empty
-- / --