VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka xogtiisa - Lyrics

jacaylka xogtiisa xantiisa ma hayne ilayn xujo weeye xakaara naftaada sidii xays roobaad intuu igu xiimay xanuunkayga jidhkayga sow xadkii ima dhaafin maxaan xalay toosay gogoshii xajin waayay xumaduu igu reebay ayaan la xaraamaya anigu xusuusta jaacylka intaa igu xeeran ilayn xanan weeye xuruufta idleeya hadaaan xal u raadshay xaqiiiqa ma gaadhin gudigaan u xil saaray xeerkiisa ma qaadin
Queue is empty
-- / --