VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkii daraad - Lyrics

(Intro) Mohamed ciro: Jacaylkii doraad ihelay Misana wuu daranyahoo Doog baa igu so kacdoo Waxaan ahay ruux ildaran Docdaadaan joogayaa Darxumaan kaa dhowrayaa Dushaan kugu qaadayaa Taladaan kuu daynayaa Durbaan kugu xerayaa Dunyaan kaa baxinayaa Dadkaan kuu jeclahoo Aadaan Dumar kaa calmadee Kolna kuma dayn karee Ha'igu dhaqin dhagax duxay Yurub: Jacaylka anoo dalbaday Dooqayga anoo la imid Daraadaa anoo fadhiyo Da Raadi idhi Halkaan dugsi kaa filaayay Kaban aad iqaadatoo Xaqeeyga haduu kusidoo Intaa danbi iga gashayna Dibna kama sheegi karoo Qofaad dulmiga uxumeesay Adigu doorisoo fogaysay Misana lama dabasocdee Dantayda hadaan qabsadee Dulan lama raadsadoo Danbiga lama kororsadee Cirooy adiga dowgaaga garo Wada jiro
Queue is empty
-- / --