(Intro)
Mohamed ciro:
Jacaylkii doraad ihelay
Misana wuu daranyahoo
Doog baa igu so kacdoo
Waxaan ahay ruux ildaran

Docdaadaan joogayaa
Darxumaan kaa dhowrayaa
Dushaan kugu qaadayaa
Taladaan kuu daynayaa
Durbaan kugu xerayaa

Dunyaan kaa baxinayaa
Dadkaan kuu jeclahoo
Aadaan Dumar kaa calmadee
Kolna kuma dayn karee
Ha’igu dhaqin dhagax duxay

Yurub:
Jacaylka anoo dalbaday
Dooqayga anoo la imid
Daraadaa anoo fadhiyo
Da Raadi idhi

Halkaan dugsi kaa filaayay
Kaban aad iqaadatoo
Xaqeeyga haduu kusidoo
Intaa danbi iga gashayna
Dibna kama sheegi karoo

Qofaad dulmiga uxumeesay
Adigu doorisoo fogaysay
Misana lama dabasocdee
Dantayda hadaan qabsadee
Dulan lama raadsadoo
Danbiga lama kororsadee
Cirooy adiga dowgaaga garo

Wada jiro

Exit mobile version