VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jalas - Lyrics

ma ogtahay jaleecada jacayl inuu ka beermoo qalbigii dhex jiifoo doookhu jalaska ii tumay anoo damacu igu jirin jamashana aan kuu qabin miyaan kugula jaaraa nolol aan jacayl wadan miyaan kugula joogaa guur calaf jujuub yahay xagee baad jar dheeriyo jufa buurta micida leh isku saartay jeegooy jaan qaadka maba nihin dareen laba ku jaartee haka tagin wixii jira niyad jeedsatoo gudhan qof jeclaaday ba,anaa hadaad ii jabaysiyo hadaad ii jiraban tahay marna kuuma jiidh naxo dar alloow jacaylkoow qof kaa jeeda kaa galay hadii an la jari karin sideen ugu jiheeyaa daw jirada biisoo kaaha jabisa muxibada in jacaylku leeyahay xidigaha dhex joogsoo bal jaylaani waydii in jawaab laguu helo xagee baad jar dheeriyo jufo buurta micida leh isku saartay jeegooy jaan qaadka maba nihin dareen laba ku jaartee haka tagin xii jira niyad jeedsatoo gudhan qof jeclaaday ba,anaa hadii aad ii jabaysiyo hadaad ii jiraban tahay marna kuuma jiidh naxo
Queue is empty
-- / --