VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ilaaway Maantaba - Lyrics

Waxaad maaqashaa edabiyo Qaarka loogu oodaa Abeelinta intay yihiin Inaan dhinbaatada ka ahaadaan aaminay Abaal Alle abaal Axdi ruuxa meel aad dhigateen Amarkiisa jabiyee Adigoo udaacad ah ku xanbaarshay eedee. Anna kuuma naxayee Erey aan jecleestoo Xusuus kugu ogaadaba Iimaad hanbeeninee Ku ilaaway Ku ilaaway maankaba Ma ogtahay Awoood inuu Inuu geeyo ubadkii ?? U adeego hadal la'i Adiguna ismaad oran Naftan adiga kula nool Arxankeed ha goyninee Wax dhiba Ayaamaha Nabsi baa adeegee Anna kuuma naxaayee Erey aan jeclaastoo Xusuus kugu ogaadaba Iimaad hanbeeninee Ku ilaaway Ku ilaaway maankaba
Queue is empty
-- / --