dhabaan kuu jeclahoo
Waxa dhaayahu arkaan
Adaa ugu roon naflaha ee

Anoo hanka ii dhisnaa
Naftayduna dheefsataa
Dhamahu farxadaadu wacan
Udhigaa ma jiro ee

Dhagtaan maqal ku
Markaad erey igu dhahdo
Waxaan la dhacaa jacayl
Bogayga ku sii dhigmaa
??
Naftayda ku dhaadataa

Dhiigaygaaad raacdoo
Dhamaan xidaddada wadnaha
Adaa wehel kaaga dhigayee

Dharaartii waayahii
Samo kaa dheeliyaa
Naftaydaa dhaantaayo
Dhibtaan kuula qeebsadaayee

Dhagtaan maqal ku
Markaad erey igu dhahdo
Waxaan la dhacaa jacayl
Bogayga ku sii dhigmaa
??
Naftayda ku dhaadataa

Exit mobile version