VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labeenta - Lyrics

Geedkii mirihiisa Gaduuta ayaa gur-- Ashaal kugud boo-- Naadee anoo gabdho Gees marayee adaa Gabalkood ifisee x2 Gaabsi makuu wadi Yee gaf xumaan geer-- Iyaa ka roonee an Gambashaal ma Aqaan gadi gaadaan Kugar wax sadaaye X2 Gaabo garaadkaa Mayaree guhaadna Adaa iga goysayee X2 Giniyaal dahabaan Gibilkaa ku taxaa An waa gaaray go' Aan kaasee garaad-- Aan kaaga dhigaa X2 Waa gar inaan galad Kuugala oon kugu Dhaafin goobtaan Garabkay midigaa Tahay aan ku gar Gaarsanayee x2 Gacalkaa maa iga Gaagaxaa gibilkay-- Gaad gabal ogayahay X2 Giniyaal dahabaan Gibilkaa ku taxaa An waa gaaray go' Aan kaasee garaad-- Aan kaaga dhigaa X2
Queue is empty
-- / --