VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lama huraan - Lyrics

naftaydii haraadanayd hamuuntiyo caashaqii adaa iiga hiiiliyoo hankayguna ku dagay adaa ubax iga hor lulay gacmaha ii haadiyoo hayaankiyo geedigii ha noogine furo i yidhi ruuxdaa kuu heelanoo wadnaha kugu haynayooo adaa hanadoow qalbigu kolaba ku hilmaami karin hoodiyo waa guul alloo laabtayda adaa hadhsaday qofaan ku hirtoon jecliyo waxaa tahay lama huraan hanaqaad ku sugnaydiyo hiyigii ku tabi jiraybaa hawraarsan kaa sugaayee kaalay hiashada dawee ruuxdaa kuu heelanoo wadnaha kugu haynayooo adaa hanadoow qalbigu kolaba ku hilmaami karin
Queue is empty
-- / --