maaweelo maaweelo
midkii aan aduunka oo dhan
ka midhee maankaygu raacoow
maantaa meel san uun i gayso
maaweelo ma bogsiiso meel ku bukto
madadaaalo kaama maydho murugadoo
malmaha is guraayiyo
mudadii baynu gaadhne
mutafaqnaa mutacadnaa
maaweelo maaweelo
midkii aan aduunka oo dhan
ka midhee maankaygu raacoow
maantaa meel san uun i gayso

asaagay hablaha maanta
meel aan alnuur ahayn
ma doonaan agabka yaalee
alaylahe ila maseeyoo
al alnuurna a alaabta
aqalkeena aan ka keeno
aan mabsuudee oo arooska
ehelkeenu u mashxaradaaan
aamiinta ducadiyo
alaylahe ayaantaa
aqbal nolosheenu weeyaan

lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version